Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Md. Qaasim Sh. Yuusuf Tubeec Ayaa Xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo U Soo Jeediyey Dhaliilo Is Barkan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Md. Qaasim Sh. Yuusuf Tubeec Ayaa Xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo U Soo Jeediyey Dhaliilo Is Barkan.
October 24, 2013 - Written by Wariye:

gudoomiye ku xigenkaHargaysa(Wajaale News)-Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Md. Qaasim Sh. Yuusuf Tubeec Ayaa Xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo U Soo Jeediyey Dhaliilo Is Barkan. Dhagayso

Gudoomiye ku xigeenka xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Md. Qaasim Sh. Yuusuf Tubeec oo saaka ka qaybgalay xaflad balaadhan oo ay ku qalinjabinayeen 230 arday oo ka baxay maxadka Bilaal Collage ayaa ka hadlay weerarkii lagu qaaday xildhibaan maxamed faarax qabile iyo arrimo kale oo badan.

 

Halkan Ka Dhagays

Halkan Riix

 

COMMENTS
LINKS