|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha UCID oo magacaabay Xil cusub
October 28, 2013 - Written by editorMagacaabis Xil Xisbiga UCID Xarunta Dhexe ee Xisbiga JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party حزب العداله والرأفة REF /UCID /933/ 2013 Date: 28/10/2013
Ujeedo: Xil Magacaabis Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID markii ay u soo jeediyeen Xisbiyiinta iyo Taageerayaasha Xisbiga UCID ee Qaarada Australia in loo Magacaabo Gudoomiyihii Hore ee Qaarada Australia Md, Mustafe Axmed Sh. Cali Cismaan Xoghaye Ku Xigeenka Warfaafinta ee Xisbiga UCID wuu ka aqbalay soo jeedintaas Xilkaa ku Xigeenkana wuu u Magacaabay. Sidaa awgeed waxa la faray in hawshiisa si dhakhso ah u bilaabo kana soo baxo waajibaadka loo igmaday. waxaanu Illaahay uga baryaynaa in uu u fuduudeeyo xilka loo dhiibay.
ALLA MAHAD LEH
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe________________________
Related posts:Madaxweynaha Jsl Oo Kulan La Qaatay Kooxda Kubbadda Cagta Ee Xaga Maqalka Naafada Ka Ah Oo Kusoo Guu... Diblumaasi Caalamiya Oo Soo Bandhigay Waxa Keenay Dooddii Baarlamaanka Uk Ka Yeesheen Qadiyadda Soma... DAAWO;-Jaaliyada Somaliland Ee Dalka Norway Oo Taageeray Heshiiska Isfaham Ee Somaliland Iyo Itoobiy... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|