|
|||||
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah Fallaagada M23 Ee Ka Dagaalanta Dalka Kongo Oo La Wiiqay Awoodoodii ,Ciidamada Koongo Oo Kala Wareegay Magaallo Muhiim U Ahayd Jabhada.
October 31, 2013 - Written by Wariye:
Magaalada ayaa ah tii ugu dambaysay ee ay ku xoogganaayeen fallaagada M23 oo muddo dhowr sano ah ka dagaallamayay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Kongo,Madaxweynaha Kongo Joseph Kabila ayaa arrintan ku tilmaamay guul u soo hoyatay dadka reer Kongo. Boqolaal ruux oo dabbaal degaya ayaa ciidammada dowladda ku soo dhaweeyay magaaladaasi laga xoreeyay fallaagada m23,Magaaladu waxay ku taalla xadka uu dalka Kongo la wadaago Ugaandha. Dad badan oo kale oo ka cabsi qabo iska horimaadyo dhexmara labada dhinac ayaa ku qulqulaya xadka dalka Ugaandha. Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujsay tirada sii kordheyso ee qaxoontiga ka soo cararaya dagaallada ee ka soo tallaabayo xadka Ugaandha iyo kongo ay wadaagan. Wajaale News Related posts:Daawo: Gudoomiyaha Hay'adda Shaqaalaha Somaliland Oo Ka Hadlay Hanaanka Loo Marayo Anshaxmarinta Cab... Madaxwaynaha Jsl Iyo Madaxda Asxaabta Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Loogu Sameeyay Marxuum Cumar Maxa... “Madaxwayne Muusow Waxaan Ku Leeyahay, Waxaan Kuu Soconayn Waxba Haku Faran, Anagana Ilaahay Mareexa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|