Ciidamada Ammaanka Sucuudiga Oo Xaramka Ka Dhex Caydhsanaya Dadka Aan Ogolaanshaha Ku Soo Galin Daawo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidamada Ammaanka Sucuudiga Oo Xaramka Ka Dhex Caydhsanaya Dadka Aan Ogolaanshaha Ku Soo Galin Daawo
October 17, 2013 - Written by Wariye:

sucuudigaMaka, (Wajaale News):- Ciidamada Ammaanka dalka Sucuudiga ayaa warfidiyeenada dunida u qaybiyay, muuqaalada hawl galo, kala duwan oo ay ku caydhsanayaan, dadka amar la;aanta ama iyagoo ogolaansho buuxa la siin xajka doonaya inay gutaan, kuwaas oo u badan dadka dalkaas gudihiisa iyo waddamada jaarka ku nool.

Dawlada Sucuudiga ayaa qof kasta oo xajka guta, ka dhigaysa faro si aanu toban sanadood dib ugu

soo noqon, taas oo lagu yaraynayo cidhiidhiga muslimiinta dunida ka haysta goobaha barakaysan iyo dadka sanad kasta taga oo laga taxadirayo.
http://youtu.be/ysMsDXc0KDw
Wajaale News
Hargaysa Office
Info:wajalenews@gmail.com
Wariye:Abdiqadir Abdiraxman Habane
COMMENTS
LINKS