Badhasaabka Gobolka Gabiley Iyo Taliyaha Saldhiga Gobolka Gabiley oo Xabsiga u Taxaabay 11 Xildhibaaan Oo Ka Tirsan Golaha deegaanka maxaa sobobay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Badhasaabka Gobolka Gabiley Iyo Taliyaha Saldhiga Gobolka Gabiley oo Xabsiga u Taxaabay 11 Xildhibaaan Oo Ka Tirsan Golaha deegaanka maxaa sobobay
October 29, 2013 - Written by Editor:
waxaanu wacad ku mareynaa inaan baxayna ilaala cadeeyo sababtii nagu soo xidhey.ayey yidhah deen xildhibaanadu….
Halkan ka akhri magacyada xildhibaanada xidhan

Badhasaabka Gobolka Gabiley Yuusuf Ibraahin geedi oo u weheliyo Taliyaha saldhiga dhexe ee gobolka gabiley cabdi sabanle, ayaa xabsiga u taxaabay xildhibaanada ugu badanaa ee abid lagu xidho gobolka gabiley .
Xildhibaanadi ayaa waxa xadhigooda noo xaqiiyay goobjoge u_113254d_2013-10-13-16-56-31f_asaaa saldhiga ay ku xidhan yihiin ayaa u xaqiijiyey inay soo xidheen badhasaabka gobolka gabiley iyo taliayaha saldhiga, waxaaney xildhibaanadani wacad ku mareen inaaney ka baxayna ilaa la cadeeyo sababta ayu xidhan yihiin.
Khilaafkani kala irdeeyey badhasaabka gobolka gabiley iyo xildhibaanada golaha deegaanka ayaa circa isku shareerey iyada oo u mudooyinkii u danbeeyey uu sii xumaayey xidhiiidh koodu
Halkan hoose ka akhri magacyada xildhibaanda xidhan
1-xildhibaan xasan Axmed awmaxamed
2-Xildhibaan Amiin cumar cabdi
3-Xildhibaan mustafesayid abokor
4-Xildhibaan Iid xasan cabdi
5-Xildhibaan Dr Axmed maxamed cali(Sanguba)
6-Xildhibaan Axmed siiciid kibaar
7-Xildhibaan C/samad sh. Aadan jamaado
8-Xildhibaan Caydaaruuus c/laahi sheedaal
9-Xildhiban cali axmed yuusuf
10-xildhibaan c/samad ciidle cali
11-xildhiban c/qaadir maxamed faarax

arinta xadhiga xildhibaanadan ayaa kadanbaysay markii saaka laxidhay xildhibaan katirsan golaha deenganka eegabiley oon lacadaynin sobobta xadhigiisa wixii kasoo kordha xadhiga xildhibaanada wala soco wajaalenews.com

COMMENTS
LINKS