Xukuumadda Oo Culays Dhaqaale Dul Dhigtay Dan Yarta, Golaha Wakiiladdana U Soo Gudbisay Qabyo Qoraalka Xeerka Horumarinta Wadooyinka Warbixin | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumadda Oo Culays Dhaqaale Dul Dhigtay Dan Yarta, Golaha Wakiiladdana U Soo Gudbisay Qabyo Qoraalka Xeerka Horumarinta Wadooyinka Warbixin
September 9, 2013 - Written by Wariye:

Hargeysa (Wajaale News) – Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa saaka Golaha Wakiiladda Horkeenay Qabyo Qoraalka xeerka Horumarinta Wadooyinka.
Xeerkan oo sare u qaadaya cashuuraha laga qaado meelo gaar ah sida Wado marista, Xoolaha iyo waliba qodobo kale.

Markii uu hor yimid  golaha wakiiladda Somaliland oo uu shir guddoominayay Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan

Ciro) ayaa waxa uu u akhriyey qodobo ku jira xeerkaas, kuwaas oo uu ku sifeeyay in hadii ay mudaneyaasha Golaha Wakiiladu ay ansixiyaan in uu wax badan ka qaban doono horumarka dalka iyo waliba dib u dhiska lagu samaynayo wadooyinka.

Xeerkan oo ka kooban 5 bog ayay shabakadda Caalamiga ah ee Hadhwanaagnews ay heshay si ay ugu bandhigto Shacabka Reer Somaliland, waxaanu u dhignaa sidan

 

 

 

Wajaale News

Office Hargeysa/Somaliland

COMMENTS
LINKS