|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirada Arrimaha Dibadda iyo Macdanta oo Kulan La Yeeshay Maamulka Shirkadda Sahaminta ee Genel Enegy
September 13, 2013 - Written by Wariye:
Shirkadan ayaa dhawaan ka ambo-baxday Somaliland, waxaanay warbixin ay soo saartay ku sheegtay in ay dhinaca amaankeeda uga baxday Somaliland. Si kastaba ha ahaatee labadda dhinac ayaa la filayaa in ay kulamo kale wada yeeshaan kuwaas oo lagu sii ambo qaadayo heshiiskii hor dhaca ahaa.. Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|