|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiir Xaglatoosiye oo Fariin Adag u Diray Cali Khaliif Galaydh
September 9, 2013 - Written by Wariye:Hargaysa (Wajaale News)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Somaliland, Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye), ayaa u soo jeediyay siyaasiga dibad wareega ah ee Cali Khaliif Galaydh inuu ku daydo Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo uu dadkiisa wax la qabsado. Saleebaan Xaglo-Toosiye waxa uu ka jawaabayey hadalo ka soo yeedhay Cali Khaliif oo uu ku sheegay in aanay magaalada Buuhoodle iman karin mas’uuliyiin ka socda Somaliland. Saleebaan Xaglo-Toosiye waxa uu ka jawaabayey hadalo ka soo yeedhay Cali Khaliif oo uu ku sheegay in aanay magaalada Buuhoodle iman karin mas’uuliyiin ka socda Somaliland.
Wajaale News Office Hargeysa/Somaliland Related posts:Gudida Qaban Qaabada Aaska Marxuum Abiib Diiriye Oo Shaaciyay Wakhtiga La Keenayo Maydkiisa Iyo Halk... DAAWO ;Wafti Wasiirro ah Oo Maanta Xadhiga ka Jaray Mashaariic laga Hirgaliyay Magaalada Tog Wajaale... Djibouti Oo Markii Ay Aragtay Dareenka Reer Somaliland Badashay Jihadii Uu Ku Socday Markabka Xadhig... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|