Nin u dhashay dalka Sucuudiga oo Xaajigan lugta kaga soo gayooday dalkiisa sawir ka qaaday ayaa ku baahiyay shabakada youtube, halkaas oo si wayn ay uga qaateen wakaaladaha wararka dunida iyo kuwa carabtu. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Nin u dhashay dalka Sucuudiga oo Xaajigan lugta kaga soo gayooday dalkiisa sawir ka qaaday ayaa ku baahiyay shabakada youtube, halkaas oo si wayn ay uga qaateen wakaaladaha wararka dunida iyo kuwa carabtu.
September 22, 2013 - Written by Wariye:
Medina, (Wajaale News):- Nin u dhashay dalka Baakistan ayaa si uu u guto waajibaadka Xajka, socod lug ah kaga soo jaqaafiyay dalkiisa, waxaanu muddoo boqol iyo afar cisho ah markii uu socodkaas ku jiray ka soo gudbay, lix kun oo km, taas oo ugu danbayntii uu ku soo gaadhay dalka Boqortooyada Sucuudi Arabia.
 
Nin u dhashay dalka Sucuudiga oo Xaajigan lugta kaga soo gayooday dalkiisa sawir ka qaaday ayaa ku baahiyay shabakada youtube, halkaas oo si wayn ay uga qaateen wakaaladaha wararka dunida iyo kuwa carabtu.

http://youtu.be/nCPwjP5t4iA

COMMENTS
LINKS