Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Kuliyada Tababarka Ciidanka Qaranka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Kuliyada Tababarka Ciidanka Qaranka.
September 14, 2013 - Written by Wariye:

Hargeysa(Wajaale News) Madaxweynaha Somalialdn Md.Axmed Maxamed Maxamuud Siillanyo ayaa Maanta Xadhiga ka jaray Kuliyada Cusub oo lagu tababari doono Ciidanka Qaranka Somaliland ee dhawaan Qaatay Darajooyinka.
999749_529683407100985_1815790046_n
Kuliyaddan oo ku taala Duleedka Darar Weyne ayaa Waxa Hadalo ka jeediyey Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siillanyo, Taliyaha Ciidanka Qaranka Ismaciil Shaqale, Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland,Taliyaha Ciidanka Asluubta, Wasiirka Gaashandhiga iyo Saraakiil Sarre.

1234676_529684007100925_1091684613_n
1233343_529683633767629_711859422_n
Madaxweynaha Somaliland oo ugu horeyan ka hadlay Halkaasi ayaa Sheegay in ay soo dhaweynayaa Tababarkan Cusub ee loo furayo ciidanka Qaranka Somaliland ee ah Kuliyada Saraakiisha.

1233343_529683633767629_711859422_n
Wasiirka Gaashandhiga ee Somaliland Md.Cadami oo isaguan halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in Kuliyadan saraakiisha lagu baridoono habdhaqanka Darajooyinkii ay qaateen .

 

Wajaale News

Hargeysa Office

wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS