Gudoomiyaha UCID oo xilkii ka xayuubiyey, xubinimadii xisbigana ka qaadey masuul xil sare ka hayey xisbiga. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha UCID oo xilkii ka xayuubiyey, xubinimadii xisbigana ka qaadey masuul xil sare ka hayey xisbiga.
September 8, 2013 - Written by editor

Gudoomiyaha UCID oo xilkii ka xayuubiyey, xubinimadii xisbigana ka qaadey masuul xil sare ka hayey xisbiga.

Hargeisa-(Wajaale-news)-Gudoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa soo saaray wareegto uu xilkii kaga xayuubiyey, islamarkaana xubinimadii xisbiga kaga eryay Gudoomiyahii xisbiga UCID ee gobolka Maroodi-jex Cabdiraxaan Adan Sheekh haaruun,waxayna wareegtadaas oo dhamaystirani u dhignayd sidatan:-

 

ucid1

ucid

 

 

 

COMMENTS
LINKS