Golaha Guurtida Somaliland Oo Ansixiyay Kalfadhigooda 51-aad | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha Guurtida Somaliland Oo Ansixiyay Kalfadhigooda 51-aad
September 9, 2013 - Written by editor

 

Fadhigan oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa waxa ajandaha Kalfadhigaasi ogolaaday 45 mudane

 

Hargeysa (WJN) – Golaha guurtida Somaliland ayaa cod gacan taag ah ku ansixiyay ajandaha kal fadhiga 51-aad.

 

 

Fadhigan oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa waxa ajandaha Kalfadhigaasi ogolaaday 45 mudane, halka uu diiday 1 mudane.

 

 

 

WAJAALE NEWS DESK

 

CONTACT US : Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS