|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawlada Hoose Ee Boorama Oo Magac U Bixisay Garoonka Borama Iyo Nuqulka Warqad Ay Soo Saareen
September 28, 2013 - Written by Wariye:
Fulineed Maanta oo ay taariikhdu tahay 27/4/2013 shir ay isugu yimaadeen Gudida Fulinta ee D/Hoose ee Degmada Boorame ayna kaga hadleen garoonka kubadacagta ee biroole ee Degmada Booramesidii loogu magac bixin lahaa, dood dheer iyo falanqayn kadib waxa ay garteenin loogu magac daro Xaaji Daahir Aw Cilmi, oo kamid ah duqeydii waaweyneyd ee Gobolkan Awdal. Wajaale News COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|