aaqil Axmed Xasan Samatar (caantaynle) oo Kamida Ergooyinka ka Qayb Galaya Shirka Beesha Sacad Muuse Ayaa Ugu Baaqay Ergooyinka inay Iska Ilaaliyaan shirka in aan la Siyaasadeyn. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
aaqil Axmed Xasan Samatar (caantaynle) oo Kamida Ergooyinka ka Qayb Galaya Shirka Beesha Sacad Muuse Ayaa Ugu Baaqay Ergooyinka inay Iska Ilaaliyaan shirka in aan la Siyaasadeyn.
September 1, 2013 - Written by editor

Geesta kale caaqil caantaynle ayaa qaar ka mid ah 700 ee ergay ku tilmaamay inay ku dhex milmeen xisbiyo gaar ah islamarkaana ay wataan arrimo burburinaya kuna tilmaamay kuwo majeerhabawsanyihiin

Caaqil maxamed xasan samatar (caantaynle) oo kamida ergooyinka ka qayb galaya shirka beesha sacad muuse  ayaa ugu baaqay ergooyinka inay meesha iska ilaaliyaan shirka in aan la siyaasadeyn shrkaasi islamarkaasna shirweynaha sacad muuse aanu ahayn mid xisbi gaar ah aanay ku shireyn balse yahay shir ummadda sacad muuse oo xisbi kasta ku jirta ay aayahooda kaga tashanayaan mustaqbalkooda wax siyaasad ihina ay mamnuuc ka tahay .

Geesta kale caaqil caantaynle ayaa qaar ka mid ah 700 ee ergay ku tilmaama

nay ku dhex milmeen xisbiyo gaar ah islamarkaana ay wataan arrimo burburinaya kuna tilmaamay kuwo majeerhabawsanyihiin waxaanu kula taliyay inay ka waantoobaan arrimahaasi.

Gebogabadii Caaqil caantaynle waxa Beesha Sacad muuse meel waloo ay joogaanba inuu shirku yahay mid sidii loogu talagalay u socon doonaa ayuu yidhi caaqilku

Wajaale News Desk

Wajaale Office

COMMENTS
LINKS