|
|||||
WAJAALE NEWS
September 6, 2013 - Written by editor
SHARIIKADII CAANKA AHAYD EE TELEPHONDA GACANTA NOKIA OO LA IIBSADAY
Nokia waxaa iibsatay Shirkada weyn ee Microsoft ee soo saarta Barnaamishyada Compuyuterada iyo qalabka isgaarsiinta ah ee aalada internetka taas oo iyana laga leeyahay dalka Mareeykanka HOOS KA DAWO ……
Nokia waxaa iibsatay Shirkada weyn ee Microsoft ee soo saarta Barnaamishyada Compuyuterada iyo qalabka isgaarsiinta ah ee aalada internetka taas oo iyana laga leeyahay dalka Mareeykanka . In ka badan 32.000 oo shaqaalihii Nokia ah ayaa u wareegaya dhanka xafiiska shirkada Microsoft ee gudaha dalka Mareeykanka . Qiimaha laga baxshay shirkada Telefoonada gacanta ee NOKIA oo mudo dheer caan ka ahayd aduunka ayaa waxaa lagu sheegay 5 Bilyan oo Euro waxaana iibsiga iyo xaraashka lagu sameeyay shirkada Nokia Waxaa warkan ku tilmaayay naxdin iyo taariikh madoowa oo soo waajahday wadanka filand wasiirka ganacsiga dalka Finland Mr. Jan Vapaavuori .
Wajaale news Desk
Related posts:Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Agaasimaha UNDP U Qaabilsan Dalalka Som... Wargayska The Star Ee Ka Soo Baxa Dalka Kenya Oo Raali Galin Ka Bixiyay Warar Uu Hore Uga Baahiyay X... “Waxaynu Ugu Baaqaynaa Xukuumada Jirta Iyo Kuwa Soo Socdaba In Umadda Loo Raadiyo Aqoonsi Iyo Midnim... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|