|
|||||
WAJAALE NEWS
Wiil Yar Oo Afar Sano Jir Ah Oo Markii Labaad Ku Guulaystay In Uu Noqdo Duqa Magaalo Ka Mida Magaalooyinka Dalka Marayknka.
August 7, 2013 - Written by editorWiil Yar Oo Afar Sano Jir Ah Oo Markii Labaad Ku Guulaystay In Uu Noqdo Duqa Magaalo Ka Mida Magaalooyinka Dalka Marayknka.
Arintan ayaa soo jiidatay indhaha caalamka…………
Wiil 4 jira oo la yidhaa Mr. Robert Bobby, weligiina aan dugsi waxbarasho foodda gelin, ayaa markii labaad ku guulaystay doorashada xilka maayarnimada magaalo yar oo dalxiiska loogu talogalay oo ku taal woqooyiga Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka. Wiilkan yar oo loo yaqaan Mayor Tufts, waxa mar labaad lagu dhawaaqay Axaddii toddobaadkan inuu noqdo duqa magaalada Dorset oo ah magaalo aan lahayn maamul sax ah, waxana ku nool 22 ilaa 28 qof. Wiilkan aadka u da?da yar ee maayirka noqday, ayaa dadka magaaladaasi si weyn ugu codeeyeen, qof kasta oo magaaladan ku noolna aad buu u jecel yahay Mr. Tufts, waxaanay markii ugu horreysay ee xilkaas loo doortay da?diisu ahayd 3 jir. Related posts:Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Wareegto Uu Soo Saaray Ku Faah Faahiyay Shaqada Gudoomiye Kuxigeenada ... DAAWO;Qunsuliyadda Turkiga Ee Hargaysa oo Afganbigii Fashilmay Ee Dalkooda la Xidhiidhisay Kooxaha A... DAAWO;Haweenka kasoo jeeda Degaanada, Balidhiig, Dhoqoshay Iyo Togdheer, Oo Ka Mid Ah Taageerayaasha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|