Wax Ka Barro Habka Kala Sarreenta Darajada Ciidanka./Qalinkii:C/qaadir ismaaciil Askar | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wax Ka Barro Habka Kala Sarreenta Darajada Ciidanka./Qalinkii:C/qaadir ismaaciil Askar
August 30, 2013 - Written by editor
Wax Ka Barro Habka Kala Sarreenta Darajada Ciidanka./Qalinkii:C/qaadir ismaaciil Askar

 

marka ugu horeysa ee shaqsiga ciidanka ah la soo carbiyo ama uu dhibooga uu ka soo baxo

Qormadeenan waxa aanu ku eegi doonaa darajada ciidanka sida ay u kala sareyso
marka ugu horeysa ee shaqsiga ciidanka ah la soo carbiyo ama uu dhibooga uu ka soo baxo waa askari buure ah.
waxaa taa kadanbeysa waxa uu ugudbayaa darajada dable.
waxaa hakaa kabilaabmaya in dable dabadii ay darajadiisa cududa kaga taal ee dable ay sare usii socoto .
(1) waxa uuna noqonayaa Alifle ” oo astaan ahaan u eg “V” oo cududa gacanta direyska kaga taal
(2)-waxa uu ugudbayaa laba “Alifle” astaan ahaana ah “VV”
(3)-wuu sii soconayaa oo waxa uu gaadhayaa sadex “Alifle” VVV” waxaa hakaa waxa kadenbeeya Alifkii wuu kahadhayaa .
(4)-waxa uu ugudbayaa “Xidigle”waxa ayna dultaal garabka direyska waana sarkaal xidigle ah waxaana ka amar qaadanay cida sidata darajada darajada aanu kor ku soo sheegnay.
(5)-waxa uu ugudbayaa “Laba xidigle”
(6)-waxa uu ugudbayaa “Sadex Xidigle”waxa uu noqonayaa ku xigeenka gaashaanle.
hadii uu jiro sadex xidle isaga lamida ah oo ay isku darajo yihiin laakiin shaqada askarta kaga soo horeeyay isaga ayuu ka amar qaadanayaa oo waxaa la o dhanayaa Asiyaanada ayuu kaleeyahay sidaa ayuu kalaba soo horeeyay sadex xidiglayaashan ayaa salaanta iyo awaamiirta ciidanle .
(7)- waxa uu ugudbayaa “Gaashaanle Hoose” iyo “Gaashaanle Dhexe” iyo “Gaashaanle Sare”
sidaa aad u aragtaan gaashaanka hoose iyo ka dhexe iyo kasare ayaa hadana loo kala sareeyaa loona kala amar qaadanayaa.
markaa ninka darajada qaata gaashaale waxa uu udalacayaa sareeye guuto sareeye gaas ama janan maarshal.

Qore:c/qaadir Askar
askars4@hotmail.com

COMMENTS
LINKS