|
|||||
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada Oo Hambalyo U diraya Dhamaan Reer Somaliland
August 8, 2013 - Written by Wariye:
Hargaisa (Wajaale News) Jeneral:FAYSAL KAAMIL CIISE Munaasibada Ciidul fidrida awgeed waxaan salamayaa Madaxwaynah jamuuriyada Somaliland axmed maxamed maxamud (silanyo) Iyo golihiisa wasiiirada ciidamada oo ay ugu horeeyan ciidamada qaranka Iyo dhamman shacbiga reer Somaliland meelkasta oo ay joogaan guddo iyo dibadba waxaanan ilaahay ugu baryayaa in sanadkan sanadkiisa bashbash barwaaqo ilaahay inagu gaadhsiiyo mar uu lahad layay shabakad wajaale news
Wajaale News Hargaisa Somaliland Wariye:C/QAADIR C/RAXMAAN HABANE Related posts:Ururka Dhalinyarada Degmada Tog-Wajaale Taakul Volanter Organization Oo Beeray In Ka Baddan 310 Gee... Taliyaha Ciidanka Qaranka Oo Salaan Ka Qaatay Cutubyo Ciidamada Katirsan Oo Udiyaar Garoobaya Xuska ... DAAWO; Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Soo Gaba Gabeysay Imtixaanka Shahadiga Ee Dib UQimaynta ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|