|
|||||
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada Oo Hambalyo U diraya Dhamaan Reer Somaliland
August 8, 2013 - Written by Wariye:
Hargaisa (Wajaale News) Jeneral:FAYSAL KAAMIL CIISE Munaasibada Ciidul fidrida awgeed waxaan salamayaa Madaxwaynah jamuuriyada Somaliland axmed maxamed maxamud (silanyo) Iyo golihiisa wasiiirada ciidamada oo ay ugu horeeyan ciidamada qaranka Iyo dhamman shacbiga reer Somaliland meelkasta oo ay joogaan guddo iyo dibadba waxaanan ilaahay ugu baryayaa in sanadkan sanadkiisa bashbash barwaaqo ilaahay inagu gaadhsiiyo mar uu lahad layay shabakad wajaale news
Wajaale News Hargaisa Somaliland Wariye:C/QAADIR C/RAXMAAN HABANE Related posts:Diblamaasiyiin Reer Galbeeda Oo Xog Waraysi Hoose La Yeeshay Siyaasiyiin Xukuumada Laga Caydhiyay Iy... Ardayda Iyo Waalidiinta Iskuulka Aadan Dhamac Oo Cabasho Ka Muujiyay Maamulka Dugsiga Iyo Fariinta ... Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Sheegay In Uu Shaqada Ka Joojiyay Iskuduwayaasha Wasaaradaha Qaar Oo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|