|
|||||
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada Oo Hambalyo U diraya Dhamaan Reer Somaliland
August 8, 2013 - Written by Wariye:
Hargaisa (Wajaale News) Jeneral:FAYSAL KAAMIL CIISE Munaasibada Ciidul fidrida awgeed waxaan salamayaa Madaxwaynah jamuuriyada Somaliland axmed maxamed maxamud (silanyo) Iyo golihiisa wasiiirada ciidamada oo ay ugu horeeyan ciidamada qaranka Iyo dhamman shacbiga reer Somaliland meelkasta oo ay joogaan guddo iyo dibadba waxaanan ilaahay ugu baryayaa in sanadkan sanadkiisa bashbash barwaaqo ilaahay inagu gaadhsiiyo mar uu lahad layay shabakad wajaale news
Wajaale News Hargaisa Somaliland Wariye:C/QAADIR C/RAXMAAN HABANE Related posts:DAAWO;Xukuumadda Iyo Xisbigeeda Kulmiye Oo wadajir Ugu Jawaabay Mucaaradka,Kana horyimid Baaqii Isb... Ciidamada Booliska Oo Gacanta Ku Dhigay Gaadiid Si Qarsoodi Ah Ay Masuuliyiinta Hay’adda Hello-Trust... Wasaarada Deegaanka Somaliland oo Ka Gaabsatay Ka Hadalka 8 Hareemo-cad oo Ay Dibeda U Iib Gaynayso COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|