|
|||||
WAJAALE NEWS
TACSI TIRAANYO LEH OO DIRAYO SULDAANKA GUUD EE BEESHA JIBRIIR ABOKOR
August 22, 2013 - Written by editor
TACSI TIRAANYO LEH TACSI TIRAANYO LEH
Suldaanka Guud Ee Beelwaynta Jibriir Abokor Suldaan Ismaciil Suldan C/raxmaan oo ay Weheliyaan Salaadinta iyo madax dhaqameedka beesha jibriir Abokor waxay tacsi tiiranyo leh u dirayaan Qoyska,xasabada,Ehelada ,saaxiibada iyo bulshoweynta reer Somaliland ee uu ka baxay Suldaan Barre warsame Shire oo ku geeriyoodey xalay degaanka Dacar- budhuq.
ar labaad Waxaanu ilaahay uga baryeynaa inuu naxariistii jano ka waraabiyo,Qoyskii iyo Ehaladii uu ka tegayna Samir iyo iimaan ka siiyo.
AMIIN AMIIIN AAMIIIN
Related posts:DAAWO;-Bulshada Magaalada Tog Wajaale Oo Shahaado Sharaf Ku Maamusay Taliyaha Ciidanka Booliska Iyo ... DAAWO; Xaflad Balaadhan Oo lagu Shaacinayay Musharaxnimada Golaha Wakiilada Ee Sheekh Maxamed Sh.I... Gudomiyaha Golaha Wakiillada Iyo Ku-xigeenkiisa Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Iyo Nuxurka Safarro ay ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|