Tacsi Tiiraanyo Leh | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Tacsi Tiiraanyo Leh
August 10, 2013 - Written by Wariye:

 

  1. Eng. Xaashi Cumar Cige
  2. Yuusuf Jaamac Xirsi
  3. Axmed Max’ed Ibraahim
  4. Max’ed Muuse Qowdhan
  5. Axmed Cabdi Cabdillahi Riiraash.
  6. Max’ed Xuseen Nuur Bakaal
  7. Mustafe Suleymaan Cilmi.
  8. Xamse Xasan Xaaji.
  9. C/naashir Yuusuf Bulxan
  10. Cabdi Max’ed Yuusuf (Cabdi Madoobe).

Oo jooga gudaha dalka Somaliland waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan  Qoyska Reer Sh. Muuse Cabdi oo kala jooga daafaha dunida Geerida naxdinta laheyd eek u timid darted Marxuumiinta Max’ed  C/llaahi Sh. Muuse iyo wiilkiisa oo ku geerooyadey shil baabur magaalada Shaariqa (shaley) oo taariikhdu ku beegneyd 2dii Shuwaal 1434 H oo waafaqsan Jimce 9kii Agoosto 2013ka. Waxay marxuumiintaasi Illaahey uga baryayaan inuu siiyo janpoyinkiisa maalmaha kheyrka leh ee yowmul ciidka samir iyo Iimana ka siiyo qoyskiisa reer Sh. Muuse Cabdi, qaraabadadii iyo asxaabtioodii intaba ….Amiin…………..Amiin.

 

Wajaale News

Hargaisa /Somaliland

 

COMMENTS
LINKS