Maxamed Cali Cumer Oo Hambalyo Udiraya Umada Reer Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxamed Cali Cumer Oo Hambalyo Udiraya Umada Reer Somaliland
August 10, 2013 - Written by Wariye:

Hargaisa(Wajaale News) munaasibad ciidal fidrida awgeed waxan salamayaa
dhamaan umad muslimiinta meel kasta ooa ay joogaan waxan leeyahay sanadkan sanadkiisa
ku gaadha bashbash iyo barwaaqo
sidoo kale maxamed cali cumar waxa uu ku caanbaxay in muwqifkiisa uu ka aamin sanyahay xukuumad awgeed in aanu timihiisa xiirin
waxa kale oo uu sheegay mar uu u waramay shbakada wajaale news ayaa uu sheegay in aanu xiiridooni inta ay xukuumad hada talada haysaa ay udhamaanayso .
ficilkan uu ku kacay ayaa u dhigma ficilada wadamada caalamka ay ka muujiyaan waxa ay diidan yihhin ,ficilka noocan ah ayaan hore loogu arag wadamada ay soomalidu dagto
aragtida maxamed cali cumar waxay tusaale u noqonaysaa cidkasta oo wax ka soo ahrjeeda ama aad doonayn.
HALKAN KA DAAWO SAWIRADIISA

DSC00595 DSC00592 DSC00594 DSC00593 DSC00596

Wajaale News

Hargaisa/Somaliland

Wariye:C/Qaadir  C/Raxmaan Habane

COMMENTS
LINKS