|
|||||
WAJAALE NEWS
Maareyaha Wakaalda Biyaha Oo Hambalyo Udiraya Shacbiga Reer Somaliland
August 8, 2013 - Written by Wariye:Hargaisa (Wajaale News)muddane:IBRAHIM SIYAAD YOONIS waxan halkan ka salmayaa dhamaan shacbiga reer somaliland meelkasta ooay joogaan munaasibada ciidul fidrida awgeed sidoo kale waxan salamyaa golaha barlanka iyo dhamaanba xukuumad somaliland oo uu ugu horeyo madaxwaynaha somalilad axmed maxamed maxamuud (silaayo) iyo golihiisa wasiirada iyo dhamaanba shacbiga reer somaliland. Isaga oo lahad layay shabakad wajaale news
Wajaale News Office Hargaisa /Somaliland Wariye C/QAADIR C/RAXMAAN HABANE
Related posts:Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Suuqa Waaheen Iyo Dadka Ku Ganacsada Oo Uu Ka War... Daar-Taydii u Dambaysay (ee Muqdisho) Maalin Dhawayd baan Iibiyey..Ninka ku Yidhaahda Faysal Soomaal... Maareeyaha Tvga Qaranka Oo Shaqadii Laga Joojiyay Kuxigeenkiisa Oo Dhabarka La Taabtey iyo Talaabooy... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|