Hay’ada Muslim Aid Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiisay Xaafada State House Ka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hay’ada Muslim Aid Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiisay Xaafada State House Ka
August 10, 2013 - Written by Wariye:

Hargaisa(Wajaale News) hayada musilm aid oo deeq mucaawinimo gaadhsiisay dadka ku nool xaafada state house ka
waxa la gudoonsiiyay gudoomiyaha xaafada state house ka
muddane:sulub ibraahim muxumed
deeqdan oo ka kobanayd 50kg oo ah  bariis iyo 20 litir oo ah saliid, sidoo kale waxa soo gaadhsiiyay gudoomiha haayada muslim aid muddane:Sadiiq Muxumed Gahayr
waxanu sheegay inay soo gaadhsiyeen raashin ay ugu talo galeen 300 qoys sidoo waxanu tibaaxay in ay gaadhsiyeen mudadii ramadanta in kabadan 650 qoys
oo dagan xafadaha danyarta sida xaafada daami curyaaminta sheekh nuur iyo state house ka
mar uu lahad layay shabakada wararka ee wajaale news waxa uu sheegay in aanay ahayn deeqdani ugu horaysa ee ay bixiyaan
mar aanu dadka raashinka la siiyay wax ka waydiinay waxay noo sheegen in ay aad ugu faraxsanyihhin deeq dan raashinka ah ayna aad uga mahad celinayaan haya’da  muslim aid.
halkan ka daawo sawiradoodii

DSC00669

DSC00676 DSC00686  DSC00683

 

SULUB

DSC00672

 

Wajaale News

Hargaisa /Somaliland

Wariye: C/Qaadir C/raxmaan Habane

COMMENTS
LINKS