Hanbalyo Iyo Taageero Ku Socota Gaashaanle Sare Yuusuf Aadan Nuur (Yuusuf Marduuf). | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hanbalyo Iyo Taageero Ku Socota Gaashaanle Sare Yuusuf Aadan Nuur (Yuusuf Marduuf).
August 15, 2013 - Written by editor
Hanbalyo Iyo Taageero Ku Socota Gaashaanle Sare Yuusuf Aadan Nuur (Yuusuf Marduuf).

 

Waxaanu hanbalyo u diraynaa Gaashaanle Sare Yuusuf Marduuf anagoo ku hanbalyanayna darajada uu u idmaday Madaxwaynah Somaliland………..

Marka hore waxaanu mahad u diraynaa Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud anagoo ku hanbalyaynayna daraja uu siiyay ciidamada qalabka sida ee Somaliland arintaa oo runtii ah arin horumar iyo sumcad u soo jiiday dawlada Somaliland.

Marlabaad waxaanu hanbalyo iyo bogaadin u diraynaa dhamaan ciidamada qalabka sida ee Somaliland waxaananau si gaara u hanbalyaynaynaa Gaashaanle Sare Yuusuf Aadan Nuur (yuusuf Marduuf) oonu leenahay waad mutaysatay ee ilahay hakugu garab galo noqona kii si daacada u guta wajibaadka iyo masuuliyada la saaray,aamiin.

Dr Maxamed Yuusuf Aw cali(Dr Culimo)
Dr Siciid Budle
Mustafe Saleebaan Cilmi.
Jamaal Canbe.
Cabdilaahi Maxamuud Xaaji.
Cabdiraxmaan Sheekh Xusseen.
Adan Maxamed Warsame(dhagalaab.
Xusseen Axmed Ismaaciil.
Maxamed Cabdi Axmed.
Ruqiya Budle.
Saynab Axmed Taani.
Cumer Cismaan Taani.
Cabdilqaadir Nuux.
Cabdiladiif Saleebaan Aare.
Kayse Amare.
Sahal Yaasiin Kaahin.
Amal M.Yuusuf Mixile.
Faysal Cumar Xoog.
Iyo dhaamaan Maxamed Jibriir Group.

Waxanu leenahay intiina nasiibka u heshay darajadaa dhawan la qaybiyay ilaahay ha idinku garabgalo hana idinka yeelo kuwii si daacad aha u guta waajibka loo idmaday,aamiin.

 

 

WAJAALE NEWS DESK


COMMENTS
LINKS