|
|||||
WAJAALE NEWS
Hanbalyo Iyo Taageero Ku Socota Gaashaanle Sare Yuusuf Aadan Nuur (Yuusuf Marduuf).
August 15, 2013 - Written by editorHanbalyo Iyo Taageero Ku Socota Gaashaanle Sare Yuusuf Aadan Nuur (Yuusuf Marduuf).
Waxaanu hanbalyo u diraynaa Gaashaanle Sare Yuusuf Marduuf anagoo ku hanbalyanayna darajada uu u idmaday Madaxwaynah Somaliland………..
Marka hore waxaanu mahad u diraynaa Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud anagoo ku hanbalyaynayna daraja uu siiyay ciidamada qalabka sida ee Somaliland arintaa oo runtii ah arin horumar iyo sumcad u soo jiiday dawlada Somaliland. Marlabaad waxaanu hanbalyo iyo bogaadin u diraynaa dhamaan ciidamada qalabka sida ee Somaliland waxaananau si gaara u hanbalyaynaynaa Gaashaanle Sare Yuusuf Aadan Nuur (yuusuf Marduuf) oonu leenahay waad mutaysatay ee ilahay hakugu garab galo noqona kii si daacada u guta wajibaadka iyo masuuliyada la saaray,aamiin. Dr Maxamed Yuusuf Aw cali(Dr Culimo) Waxanu leenahay intiina nasiibka u heshay darajadaa dhawan la qaybiyay ilaahay ha idinku garabgalo hana idinka yeelo kuwii si daacad aha u guta waajibka loo idmaday,aamiin.
WAJAALE NEWS DESK Related posts:Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Ka Waramay Wixii Uu Kala Kulmay Gudida Dabagal... Murashaxiinta Golaha Wakiilada Somaliland Ee Saddexda Xisbi Qaran oo Si Adag uga Soo Horjeestay Go... War Deg-Dega Daawo:Xisbiga Mucaaradka ah Ee Wadani Oo FaahFaahin Ka Bixiyay Shir Albaabadu U Xidhan ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|