HALKAN KA DAAWO- Xuska 50-Guuradii Khudbadii Taariikhiga Ahayd Ee´I Have a Dream´ Ee Uu Jeediyay 1963-kii Hogaamiyihii Weynaa Ee Madoobaa Ee Maraykanka Ahaa Ee U Dhaqdhaqaaqi Jiray Baabiinta Midab Takoorka Dr Martin Luther King. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
HALKAN KA DAAWO- Xuska 50-Guuradii Khudbadii Taariikhiga Ahayd Ee´I Have a Dream´ Ee Uu Jeediyay 1963-kii Hogaamiyihii Weynaa Ee Madoobaa Ee Maraykanka Ahaa Ee U Dhaqdhaqaaqi Jiray Baabiinta Midab Takoorka Dr Martin Luther King.
August 28, 2013 - Written by editor

Wajaalenews-(WJN)- Dr. Martin Luther King, iyo isbadalada ka yimi wakhti xaadirkan xilligaa ka dib xuquuqda dadka madow

 

Wajaalenews-(WJN)- Waxa laga xusayaa dalka Maraykanka iyo guud ahaan dunidaba Konton guuradii ka soo wareegtay halgankii iyo dibad baxyadii uu hogaaminayay halgamaagii weynaa ee madoobaa ee Maraykanka ahaa ee u soo halgamay baabiintii midabkala soocii ka jiray dalka Maraykanka ee lagu   aquuqi  jiray dadka Madow.

 

Dalka Maraykanka oo weli ay ka jirto halganka ay dadka madow ee dalkaa u dhashay ay ugu jiraan ka takhalusida midab takoorka lagu hayo ayaa waxa la xusayaa konton guuradii ka soo wareegtay kacdoonkii socodka ahaa iyo khudbadii taariikhiga ahayd ee halku dhigeedu ahaa ´I Have a Dream´ ee xusuusta ma

uurtadada ah ku reebtay qalbiyada dadka Madow ee dunida gaar ahaan dadka madaw ee Ameerikaanka ah eeDr. Martin Luther King , uu ka jeediyay magaaladda Washignton isaga oo horkacaya in ka badan nus Malyuun qof taariikhdu markay ahayd 28-kii, bishii August, sanadkii 1963-kii.

´I Have a Dream´  Ee UU JEEDIYAYA XILLIGAA  Dr. Martin Luther King, iyo isbadalada ka yimi wakhti xaadirkan xilligaa ka dib xuquuqda dadka madow ee dalka Maraykanka

 

 

Wajaale News Desk

 

Contact Us : Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS