|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Kuxigeenka Sadexaad Ee Xisbiga UCID Oo Soo Dhaweeyey Bixinta Darajooyinkakala duwan ee laGu Taaxay Ciiddamada Qalabka Kana Biyo Diidey TA Ciidanka Booliska
August 11, 2013 - Written by editorHargeysa(WJN) Guddoomiye ku xigeenka sadexaad ee Xisbiga UCID Mujaahida Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray), ayaa markii ugu horaysay soo dhaweeyey Darajooyinka lagu taxay Ciiddammada qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, taasoo uu sheegay inay tahay talaabo hore loo qaaday oo dhamaystiraysa nidaamka dawladnimo.
Wajaalenews Desk News Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|