Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Mudane Cabdiraxmaan Ciro Oo Qado Sharaf Ku Soo Dhaweeyay Gudoomiyaha Garabka Haweenka Ee Dalka Canada Marwo Suhuur Xassan Abiib. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Mudane Cabdiraxmaan Ciro Oo Qado Sharaf Ku Soo Dhaweeyay Gudoomiyaha Garabka Haweenka Ee Dalka Canada Marwo Suhuur Xassan Abiib.
August 16, 2013 - Written by editor
Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Mudane Cabdiraxmaan Ciro Oo Qado Sharaf Ku Soo Dhaweeyay Gudoomiyaha Garabka Haweenka Ee Dalka Canada Marwo Suhuur Xassan Abiib.

 

Qado sharaftaa oo ka dhacday hotel Maansoor ee magalada hargeysa……

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Qado sharafeedkan loo sameeyaay marwo Suhuur waxaa ku weheliyay Gudoomiye Ciro, Eng Magen, Dr Maxamed Fadak iyo Xusen M Cige.

Gudoomiyaha garabka haweenka ee dalka Canada marwo Suhuur Xassan Abiib ayaa dhawaanahan ku sugan dalka Somaliland gaar ahaan magalada hargeysa halkaa oo ay soo dhawayn kula kulantay madaxda dawlada iyo kuwa xisbiyadaba waxaanay aad ugu mahadnaqday cidkasta oo ku soo dhawaysay wadan keedii hooyo.

WAJAALE NEWS DESK 
CONTACT US :Wajalenews@gmail.com
COMMENTS
LINKS