|
|||||
WAJAALE NEWS
Guddida Wanaag Farista Iyo Xumaan Reebista Oo Fariin Culus Udirtay Dhalinyarada Ku Dhaqaan Caasimada Hargaysa.
August 22, 2013 - Written by Wariye:
Hargaysa(Wajaale News)-Guddida Wanaag Farista Iyo Xumaan Reebista Dalka Jamuuriyada Somaliland Ayaa Shirjaraa,id Oo Ay Ku Qabteen Magaalada Hargaysa Waxa Ay Kaga Hadleen Dhibaatada Isasoo Taraysa Ee Dhalinyarada Xaafaduhu Isku Waxa Yeelayaan Dhexdooda.
Guddida Wanaag Faristu Waxa Ay Sheegtay In Ay Aad Uga Xun Yihiin In Dhalinyarda Caasimada Gaaro Ahaan Dhalinyarada 26juun Ee Magaalada Hargaysa Xiliyada Habeenkii Isku Shiidaan Badhtamaha Suuqa Taas Oo Carqalada Ku Keeni Karta Isku Socodka Dadwaynaha Iyo Gaadiidka.
Guddida Ayaa Fariin Culus Udirtay Walidiinta Dhalinyaradaasi Dhalay Iyaga Oo Ku Waaninaya In Ay Wanaajiyaan Akhlaaqda Ubadkooda Isla Markaan Ay La Socdaan Waxa Yaalaha Ay Ku Hawlan Yihiin. Related posts:Sarakiil ka mida Hormuudka jamacadda Alpha University College ee magaladda Hargeysa oo si diiran loo... Daawo: Odayaasha Deegaanka Qorile Ee Gobolka Sool Oo Ka Hadlay Shaqaaqada Ka Soo Cusboonaatay Deegaa... Maamulka Dawlada Hoose Ee Hargaysa Oo Olole Nadaafadeed Ka Fuliyay Dhaamka Xaafada Jig Jig Yar Oo Qa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|