|
|||||
WAJAALE NEWS
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inay heshay illaa afar diyaaradood oo ay ku howl-gelineyso shirkadii diyaaradaha Soomaaliyeed ee Somali Airline,
August 27, 2013 - Written by Wariye: Mugadisho-(Wajaale News)-Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inay heshay illaa afar diyaaradood oo ay ku howl-gelineyso shirkadii diyaaradaha Soomaaliyeed ee Somali Airline, kaddib muddo 22-sano ah, taasoo ku tegi doonta dalalka caalamka duulimaadyo kala duwan. inay rajo ka qabaan inay dib u howl-geliyaan shirkaddii Somali Airline ka hor inta aanu dhammaan sanadkan lagu jiro. Wajaale News Related posts:“Waxa Dadyowga ka Caagan Inay Ciidankooda Wax ka Sheegaan, Dalalka Qaarkoodna Waaba Dambi Uu Mutayst... DAAWO;-"Safiirka Midowga Yurub Wuxuu Doonaya Inuu Mideeya Somaliland Iyo Somaliya"Siyaasi Cadami DAAWO; Gudidda Qandaraasyada Oo Shaacisay Shirkada Ku Guulaysatay Qalab Arimaha Imtixaanka ah Oo Was... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|