Askari Katirsan Ciidamada Jabuuti ee Kusugan Baledweyne Oo Diley Sadex Askari Qaar Kalena Dhaawacyo Soo Gaadhsiiyay Kadib Markii Uu Baas Kufurey | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Askari Katirsan Ciidamada Jabuuti ee Kusugan Baledweyne Oo Diley Sadex Askari Qaar Kalena Dhaawacyo Soo Gaadhsiiyay Kadib Markii Uu Baas Kufurey
August 20, 2013 - Written by editor

Baledweyne(WJN)-Mid kamid ah Ciidamada Dalka Jabuuti ee kusugan Magaalada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa, baas ku furey Ciidamadiisa

Baledweyne(WJN)-Mid kamid ahCiidamada Dalka Jabuuti ee kusugan Magaalada Baledweyne ee Xarunta GobolkaHiiraan ayaa, baas ku furey Ciidamadiisa kadib markii uu is dhaafey Sida laSheegay Waxaanu halkaasi qudha kaga jarey Sadex kamid ah Ciidamada Dalka Jabuutiee Kusugan Fadhiisimada Baledweyne halka uu kuwa kalena soo gaadhsiiyayDhaawacyo.

Ilaa iyo hada majiraan Warar rasmiah oo kasoo baxey Saraakiisha Ciidamada Jabuuti ee fadhiisinkoodu yaheyBaledweyne oo ku sahabsan Sababta Askarigani u toogtrey Sadex kamid ahCiidamada ay dalka Jabuuti kawada yimaadeen ee uu katirsanaa haseyeeshee, waxaay Wararku sheegayaan in Askarigaasi katirsanaa Ciidamada

Jabuuti uu kuyimidkhalkhal dhinaca Maskaxda ahi sidaa dadaraadeedna uu Qorigiisa baas ku fureyAskartaa uu laayay.

Dhinaca kale Wararka ShabakadaWararka Wajaalenews  kasoo gaadhaya Magaalada Jabuuti ee Xarunta dalkaasi ayaa Sheegaya in siweyn looga dareemay Baroor diiqda Geerida Sadexdaa Askari eekatirsana Ciidamada Milatariga dalka Jabuuti ee Wakhtigan Kusugan MagaaladaBaledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, Waxaanay dad Reer Jabuuti ah sheegeen inAskariga laayay Ciidanka uu dhaley Sheekh kamid ah Culimada tafsiirka DalkaJabuuti.

 

COMMENTS
LINKS