|
|||||
WAJAALE NEWS
“Anigu Markii La Ii Barayey Xuuto Waxa La Igu Baray Qof Wanaagsan Balse Waxa Ilaa Hada Ii Cuntamila Waxa Wargeyskiisa Waaheen Lagu Qoray” Maayirka Boorame, Saleebaan xasan Hadi
August 2, 2013 - Written by Wariye:Hargeysa (Wajaale News)- Maayirka Magaalada Borame Saleebaan xasan Hadi Oo Ah Maayir Da’da Yar Ayaa Waxa ka jawaabay eedemo maasu maasuq oo loo soo jeediyey isaga oo uu mayirku sheegay in ay arintan ay ahayd mid aan waxba ka jirin Hadaba Maayirka Magaalada Borame Oo Saxafada La Hadlayaa Ayaa Waxa Uu Hadalkiisu Uu u Dhignaa Sidan Tan… “Bismilaahi Raxmaani Raxiim Waxa Lagu Jiraa Tobankii Danbe Ee Ramadaanta ilahay khayrkeeda ha Na siiyo kolay waxa aan is lahaa Shaydaanka Waa la Xidh Xidhay shaydaan badan ayaa run ahaantii suuqa jooga Arinta Aaan Maanta Aan Uu fadhino ee Waaheen Lagu Soo Qoray Waa Arin ka Yaabaysay Bulshada Gudaha Iyo Dibada ilaa hada waxa ay is waydiin khilaafkan ay sheegayaan mxy uga jeedaan yaa ka danbeyey? Muxuu Ahaa Been Abuurka Intaa Le’eg? Hayadihii Bareefadka Ahaa Ayaa La Dhaleeceyey waxa kale oo la dhaleeceyey Masuliyintii Degmada ilaa waxa la gaadhay maamulkii Hoose waa arin lala yaabo kolay markii aan arintan dabo galnay waxa aan soo gabanay wakiilkii waaheen ayaan soo gabanay oo isagna gaf tirsanaya runtii waxa kale oo isagna jooga wariyaha Shabakadacadceed.com oo isagna gaf tirsana isaga oo ogayn lagu soo qoray shabakadiisa waxa ay noqotay wax lala yaabo waxa aynu samaynay raad raac ku samaynay arinta sida uu noo sheegay wakiilka waaheen ee gobolka master cali in arinta lala xajoonayo tafatiraha waaheen ee xuuto waxa aan is lahaa xuuto arintan nooca wuu ka koray lkn xuuto mar kaliya ayaa la iskaayo baaro waxa lagu baray qof wanaagsan ilaa imika waxa aan uu haystaa nin fican lkn ilaa imika ninkii xuuto ee la ii baray iyo warkan way isku kay qaban laayihiin waxa aan jecelahay hadii dhexdayada laga qaaday in uu mariyo dariiqeeda sharciga ah hadii ay isaga ku kooban tahayna waa in uu cadeeya halka uu warkan ka keenay runtii waa arin aad uu gafa waa shakhsiyan wa personal attack waa wax been abuur ah saxafad baa joogta adeega dadweynaha borame halka ay ka socoto waa dawlada hoose wax kale iska dhaafe jimcaha shaqalihii cashuur qaadayaashii way joogaan jimcaha la shaqeeyaa wax kale iska daayee waa wakhti cideed hawshu way iska badan tahay waxa jooga xisaabiyihii markii la yidhi shaba ayaa dakhliga ugu shubta cidhifka meeyirka haab xisabeed ayaa jirta malaha shaba kale ayaa jirta xisaabiyihii maamulka iyo lacagta ee dawlada hoose uu joogaa isaga ayaa ka jawaabi in uu lacag kale meel kale ku shubay in uu si fiican aanu uu soo xisaabin kolay isaga ayaa ka jawaabi doona golihu hadii uu is dhaliilo iyo hadii uu iska hor yimadana degmooyinka kale ayuu la qabaa oo mediayaha wad la socotiin dadkuna wada wanaagsanaan mayaan inta naga leexatay waxa aan leeyahay ilahay ha soo hanooniyo xaga wanaaga ilahay ha uu soo jeediyo ma badna waa tiro kooban iyaga laftigoodu waa uun qofka bil aadamku waa uu khaldami karaa aragtina waa lagu kala duwanaan karaa laakiin kuwa ay wax ka khaldin yihiin ilahay ha toosiyo ayaan leeyahay anigu wax kale oo dhan mayno bil ramadaan ayaan ku jirnaa waxa uun qurux badan marka la arko waxqabad in lagu farxo waa la wada farxay markii ay soo baxeen gole deegaan oo da’da yar laakiin la isma lahayn golaha deegaankan ee soo baxay qaar waxqabadka neceb ayaa soo bixi laakiin waa wax iska amar ilahaya ilahay ayaan dadkan uga rajaynayaan in uu soo hadeeyo shaba qaab xisabeedkeedu waa wax nidaamsan, waa shirkad madax banaaan, waa shirkad wada shaqayn fiican ay naga dhaxayso, kulankii shalay gudoomiyihii waaxda shaqada iyo arimaha bulshada ee dawlada hoose xildhibaan sahra iyo xubnaheedu shalay ayey la kulmeen,si fiican ayey uu wada kulmeen.
Hadalka waxa aan ku soo gunaanadi lahaa arintan waa arin ku gaf ah bulshada isla markaana meel laga dhacay sharaftii ay lahaayeen bulshada reer awdal mida kale afti laga gaaday bulshada ma jirto oo la yidhi maxaad dareen qabtin ma jirto oo headlineka lagu soo qoray waa arin lala yaabo faalo uma eeko qofkan noocan qoray qof aqoon leh maaha markii hore waan dafiray waxa aan yidhi xuuto maha waayo intaa oo dhan ayuu jara’iid ku soo dhex jiray,intaas oo dhan ayuu saxafi ahaa qofkan noocani uu qoray waa qof qab qabsanaa uu sii jiidhay mediayaha waxa aan rumaysanahy arintaas ha noqoto sideeda loogu kuur galo hayadaha dawliga ee arintan ay khusayso waan uu soo gudbinaynaa dariigeedana waan maraynaa arimahaas dhan walba loo jiidhay xisaabiyihii dawlada hoose uu jooga,xoghayihii uu jogaa,xildhibanadii way joogaan Imika waxa aan is lahayn gobolku waxa uu ku jiraa xaalad nabdoon hada ilahay ha naga qabto qofka noocaas ah waxa kale oo aan leenahay ilahay ha ka qabto dadka waa sida uu hadalka uu U dhigee Maayirka Magaalada Borame.
Waxa Kale oo Maayirku Uu Hadalkiisa Uu Raaciyey In Ay Arintan ay ka hadheen isla markaana ay la tiigsan doonan maxkamad…
Si kastaba ahaate hadalkan dhawaan lagu qoray wargeyska waaheen ayaa waxa ay noqotay mid bulshada gobolka awdal ku dhalisay mama kaag iyo la yaab….
WARIYE MAHAMED HASSAN ISMAIL Borame News Reporter BORAMA/ SOMALILAND….
Related posts:Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Cisbitaalka Hargaysa Ku Booqday Xildhibaan Cabdi Cali Oo ... Wasaarada Maaliyada Oo Dib Magacawday Gudida Tacriifada oo Eng Maxamed Xaashi Kala Diray Shan Sano... Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Oo Saxaafada Ku Dhiirigeliyay Inay U Adkaystaan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|