|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland ayaa Maanta ku dhawaaqday in ay xayiraadii ka qaaday Duulimaadyadii Diyaaradaha Qaramada Midoobay ay Dalka ku iman jireen
July 15, 2013 - Written by Wariye:Hargeysa (Wajaale News)- Xukuumada Somaliland ayaa Maanta ku dhawaaqday in ay xayiraadii ka qaaday Duulimaadyadii Diyaaradaha Qaramada Midoobay ay Dalka ku iman jireen. sidaa waxa ku dhawaaqay Wasiirka duulista iyo hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi oo maanta qaar ka mid ah warbaahinta kula hadlayey xafiiska garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa isaga oo dhinaca kalean ka hadlay heshiiska laga gaadhay maamulka hawada Somaliland iyo somaliya. Wajaale News Desk Hargeysa / Somaliland Related posts:Daawo-Warbixin Saameyta Isu Socodkii Ganacsiga Dalalka Ethiopia iyo Somaliland,Ganacsatada Qaadka oo... Khilaaf Hor Leh Oo Ka Dhex Qarxay Masuuliyiinta Degmada Tog Wajaale Iyo Muranka Dhulka Oo Kor U Kac... DAAWO; Iska Hor Imaad lagaga soo Horjeedo Maamulka Puntland Oo Ka dhacay magaalada Buuhoodle iyo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|