|
|||||
WAJAALE NEWS
Waxa jira Orgi qaylo badan oo habeenkii marka xoolaha la xareeyo qaaqda gura, Balse reer miyigu ay geesaha jawaan qoyan kaga xidhaan si ay uga seexdaan isna riyaha u nabadgeliyo madaxa aanu qaadin!!!!
July 6, 2013 - Written by AuthorHadaba waxa aan taasi uga socdaa faysal cali waraabe ma waxa uu noqday orgigaasi waakano 21 sanno ayuunbuu qaaqdaas hayaaye reer somalilandna odayga tag iyo maaro u waaye oo ninkii ina cali waraabe ku dhex waalay qarankan hana qaaday ee xidigaha haybsanaaya yaabay oo idhi malaa odaygu waxa uu waayey baylahadii qaranka ee uu kolba meel ka faasixi jiray oo kii Xasan Sheekh Muumina ka asmici waa liiskii madoobaa ee uu kolba Copy-ga u gayn jiray madaxda somaliya. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|