|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirkii Hore Ee Ganacsiga ee Xukuumadii Riyaale Abiib Xasan Filfil Oo Naqdiyey Aragtidiisa ku Aadan Golihii laga dhawaaqay Caasimada Hargeysa
July 14, 2013 - Written by Wariye:Wasiirkii Hore Ee Ganacsiga ee Xukuumadii Riyaale Abiib Xasan Filfil Oo Naqdiyey Aragtidiisa ku Aadan Golihii laga dhawaaqay Caasimada Hargeysa
“Somaliland loogama Taliyo Suuqyada iyo Maqaaxiyaha, dalku madaxweyne ayuu lee yahay, dastuur iyo shacri ina kala xakameeya ayeynu leenahay” Abiib xasan.
waxa uu yidhi “ Somaliland loogama Taliyo Suuqyada iyo Maqaaxiyaha, dalku madaxweyne ayuu lee yahay, dastuuriyo shacri ina kala xakameeya ayeynu leenahay, Maanta nimankaa aqoon yahanka ah ee siyaasiyiinta leh, ee mujaahidiinta leh lagama fileyna inay sharciga baalmaraan,waxay ahayd inay u hogaan samaan oo ay dalka lexejeclo badan ka gasho,waayo dib u xoreyntii dalka qayb weyn ayey ka qaateen oo dhiigoodii iyo dheecaankoodii ayey usoo hureee.” Cidii waxa dhaliileysaa sadex xisbi qaran ayaa jir kuu doono ayuu gali karaan markaasi ayuu sheegi karaan dhaliisha, Faysal cali waraabe hadii uu xisbigiisa rag suuqa jooga siinay isga ayey u taala Mar uu ka hadlayey aragtidiisa ururka waxaanuyidhi” waxaan kula talinayaa walaalahay imtiraamka mudan , ee golaha isku magacaabay somaliland afar madaxweyne ayaa iska badaley afartaa iska badaleyba mid aad la shaqayseen iyo mid aydaan la shaqayba waad lee dihiin laakiin afartaba waa dhaliileyseen markaa yaad la dooneysaa ee sax ah ee dalka hogaaminay ma la fihiinaa ma kuwo kale ood suuq ku haysaan baa , dhaliishiinu ma maaliba ninka kursiga fadhiya inaad dhaliishaan baa, idinkuba xilbaad soo hayseen oo dhaliil waad la haydeen, golayaashii waxa toosinayey wayjiraan ee shacridajinu, walaalyaal aan ka wada shaqayno horumarka iyo difaac dalkeena.” Ayuu yidhi wasiirkii hore ee ganacsiga Abiib Xasan filfil Related posts:Saameynta Xaaladaha Masar , Sudan Iyo Ethiopia Ka Dhexeeyaa Ay Ku Yeelan Karaan Somaliland, Somalia ... Masuuliyiinta Saddexda Xisbi Qaran U Qaabilsan Gobolka Togdheer Iyo Culimada Oo Si Wada Jira Fariin ... Shirkadda Diyaaradaha Ee Uganda Airlines Oo Markii U Horreysay Duulimaad Ka Bilaabaysa Somaliland COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|