|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Maaliyada Oo Tacsi U Diray Eheladii Uu Ka Baxay Marxuum Xasan Mataan Oo Shil Baabuur Ku Geeyooday.
July 31, 2013 - Written by editor
Wasiirka Wasaarada Maaliyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane C/casiis Maxamed Samaale, Xaaskiisa , Carruurtiisa Iyo Dhamaanba Qoyska Reer Samaale Waxa Ay Tacsi U Dirayaan Eheladii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Eebe Ha U Naxariistee Marxuun Xasan Xuseen Aadan(Xasan Mataan) Oo Ku Geeryooday Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Makhaayada Inanta Ee Duleedka Magaalada Hargaysa Waxaana uu Marxuunka Eebe Uga Baryayaa In Uu Naxariistii Janno Ugu DeeqoEheladii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxayna Ka Siiyo Samir Iyo Iimaan ??.. Aamiin ??????? Aamiin ??????? Aamiin Inaali-laahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun Related posts:Daawo:Komishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Soo Gabagabeeyay Wajigii Hore ee Diiwaangalinta Codbixiya... Daawo:Muuqaalo Cajiiba Oo Ka Soo Kordhay Sidii Loo Khaarajiyay Safiirkii Ruushka U Joogay Dalka Turk... Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadalo Kazoo Kala Yeedhay Madaxwayne Biixi Iyo M... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|