Wasiirka Maaliyada Oo Tacsi U Diray Eheladii Uu Ka Baxay Marxuum Xasan Mataan Oo Shil Baabuur Ku Geeyooday. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Maaliyada Oo Tacsi U Diray Eheladii Uu Ka Baxay Marxuum Xasan Mataan Oo Shil Baabuur Ku Geeyooday.
July 31, 2013 - Written by editor

Wasiirka Wasaarada Maaliyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane C/casiis Maxamed Samaale, Xaaskiisa , Carruurtiisa Iyo Dhamaanba Qoyska Reer Samaale Waxa Ay Tacsi U Dirayaan Eheladii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Eebe Ha U Naxariistee Marxuun Xasan Xuseen Aadan(Xasan Mataan) Oo Ku Geeryooday Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Makhaayada Inanta Ee Duleedka Magaalada Hargaysa Waxaana uu Marxuunka Eebe Uga Baryayaa In Uu Naxariistii Janno Ugu DeeqoEheladii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxayna Ka Siiyo Samir Iyo Iimaan ??.. Aamiin ??????? Aamiin ??????? Aamiin

Inaali-laahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun

COMMENTS
LINKS