Madaxwayne Siilaanyo oo Xadhiga ka jaray Carwo Dhallinyarada Shaqo loogu abuurayo oo ka furantay Maansoor Hotel | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Siilaanyo oo Xadhiga ka jaray Carwo Dhallinyarada Shaqo loogu abuurayo oo ka furantay Maansoor Hotel
July 1, 2013 - Written by Author

Hargeysa (Wajaale News)-Madaxwaynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Maanta Xadhiga ka jaray Carwo Shaqooyin loogu abuurayo Dhallinyarada Somaliland oo ay Wada jir u soo qaban qaabiyeen Wasaarada Qorshaynta iyo Wasaarada Arimaha Bulshada Somaliland taasi oo ka dhacday Hutel Maansoor ee Magaalada Hargeysa. Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalkaasi

COMMENTS
LINKS