|
|||||
WAJAALE NEWS
Maareyha Dekeda Berbera Hogaamiye Qaran iyo Ilaaliye Danta Guud Waxaan Ka Jawaabayaa Maqaalka Dekeda Berbera Shaqo Kama Socoto
July 1, 2013 - Written by AuthorWaxa wax lala yaabo ah in maqaalkan uu ku talaxtagay oo loo qoray hab ka baxsan anshaxa dhaliisha iyo waxka sheega masuuliyiinta ee sahqada ay qaranka u hayaan, waxay muuqataa inuu cay badheedh ah dib u bilaabay abdulqaadir fartaag oo mudo markaa la ogaaday ka baxay shaashada cayda Maareeyaha Dekeda Berbera iyo Shakhsiyaadka kasoo jeeda ardaaga Maareyaha waxa uu sicad u iftiiminayaa in maqaaladani ay keeni karaan kicin iyo iska hor imaad dhexmaray beelaha walaal ah ee kala Maamula Dekeda + Gobolka iyo Dawlada Hoose ee Berbera marka aad eegto habdhaqanka foosha xun ee nin la garanayo oo uu si badheedh ah u caytamo isagoo waliba bulshada dadka u adeega ee mansabyada dawlada haya kamid ah waanu ku garanaynaa oo iskaa celin hadaad joojin weydo cayda iyo qabyaalad naceybka aad ku caydu maareyaha Dekeda Berbera Eng cali Xoor Xoor . COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|