|
|||||
WAJAALE NEWS
Maareyha Dekeda Berbera Hogaamiye Qaran iyo Ilaaliye Danta Guud Waxaan Ka Jawaabayaa Maqaalka Dekeda Berbera Shaqo Kama Socoto
July 1, 2013 - Written by AuthorWaxa wax lala yaabo ah in maqaalkan uu ku talaxtagay oo loo qoray hab ka baxsan anshaxa dhaliisha iyo waxka sheega masuuliyiinta ee sahqada ay qaranka u hayaan, waxay muuqataa inuu cay badheedh ah dib u bilaabay abdulqaadir fartaag oo mudo markaa la ogaaday ka baxay shaashada cayda Maareeyaha Dekeda Berbera iyo Shakhsiyaadka kasoo jeeda ardaaga Maareyaha waxa uu sicad u iftiiminayaa in maqaaladani ay keeni karaan kicin iyo iska hor imaad dhexmaray beelaha walaal ah ee kala Maamula Dekeda + Gobolka iyo Dawlada Hoose ee Berbera marka aad eegto habdhaqanka foosha xun ee nin la garanayo oo uu si badheedh ah u caytamo isagoo waliba bulshada dadka u adeega ee mansabyada dawlada haya kamid ah waanu ku garanaynaa oo iskaa celin hadaad joojin weydo cayda iyo qabyaalad naceybka aad ku caydu maareyaha Dekeda Berbera Eng cali Xoor Xoor . Related posts:Shirka Nabadaynta Beelihii Dirirtu ku Dhexmartay Deegaanka Cali Shaahid Oo Ka Furmay Magaalada Burco... Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka Iyo Talooyinka Uu Usoo Jeediyay Madaxwayne Biix... “Madaxweyne, Haddii Aad Mus-ciriirta Qaranka ka Moosi weydo, Mishkiladahan Aan Ka Digayo, Waxaad Umu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|