|
|||||
WAJAALE NEWS
Jaaliyadda Somaliland ee reer shaeffield oo shahaado sharaf Gudoonsiisay Xildhibaan Mr Godfery Bloom oo ka tirsan Baarlamaanka Dalka UK.
July 20, 2013 - Written by Wariye:Hargeysa (Wajaale News)- Jaaliyadda soomaaliland ee reer shaeffield ayaa waxay martiqaad u fidiyeen isla markaana abaalgud guddoonsiiyeen mr godfery bloom oo ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka yurub ee fadhigiisu yahay Brussels. xildhibaanka oo laga soodoortay Yorkshire iyo Northlincolnshire ayaa ah xildhibaan in muddo ahba u hadlayey qadiyadda Somaliland dhawrjeerna ka dhawaajiyey in Somaliland ay xaq u leedahay in la ictiraafo, dawladda ingriiskana ku dhaliilay in ay xaqiiqada Somaliland ka jirta iska indhtirtay sidoo kale waxa uu xildhibaanku dhawr jeer sheegay in ay maslaxadda aduunku ku jirto in la ictiraafo lana gacan qabto Somaliland si ay u yaraato dhibaatada ka jirta geeska Africa sida budhcad badeedda iyo tahriibta.
Wajaale News Desk Hargeysa / Somaliland Related posts:Madaxweynaha Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Mashaariic Laga Hirgeliyey Gudaha Xarumaha Wasaaradda Gaadiidka... Daawo:Shirkada Diyaaradaha Ee Turkish Airline Oo La Filayo In ay Duulimaadyo Ka Bilawdo Somaliland I... DAAWO;-Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Soo Bandhigay Kaluunkii Ugu Badnaa Ee Ay Kala Soo Ba... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|