|
|||||
WAJAALE NEWS
Halkan ka Daawo: Madaxda Warbaahinta Madaxa Bannaan ee SL oo si Kulul u Cambaareeyey Xukunka Xaqdarada ah ee Hubaal
July 3, 2013 - Written by AuthorMadaxda Warbaahinta Madaxa Bannaan ee SL oo si Kulul u Cambaareeyey Xukunka Xaqdarada ah ee Hubaa. waa War bixin kooban oo aan idiinka diyaarinay Shir jaraa’id oo ay Maanta Maansoor ku qabteen Madaxda Warbaahinta Madaxa bannaan ee Somaliland kaasi oo ay ku cambaaraynayeen Xukunka Xaqdarada ah ee lagula dul kufay Madaxda Wargeyska Hubaal. waana kan Suxufiga Ruug Cadaaga ah Yuusuf Cabdi Gaboobe oo ku hadlaya Magaca Suxufiyiinta Madaxa Bannaan ee Somaliland Related posts:DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Soo Kormeeray Dhismaha Wadooyin Laami Ah Oo Ay Ka Hirga... DAAWO:Badhasaabka G, Togdheer Oo Sheegay In Ay Adkeyeen Xuduudka Somaliland la Wadaagto Dawlad Deeg... DAAWO' Madaxwaynaha Somaliya Xasan Sheikh oo sheegay Inaanu ka Cararin Madaxtooyada, ayna joogeen I... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|