|
|||||
WAJAALE NEWS
Halkan ka Daawo: Madaxda Warbaahinta Madaxa Bannaan ee SL oo si Kulul u Cambaareeyey Xukunka Xaqdarada ah ee Hubaal
July 3, 2013 - Written by AuthorMadaxda Warbaahinta Madaxa Bannaan ee SL oo si Kulul u Cambaareeyey Xukunka Xaqdarada ah ee Hubaa. waa War bixin kooban oo aan idiinka diyaarinay Shir jaraa’id oo ay Maanta Maansoor ku qabteen Madaxda Warbaahinta Madaxa bannaan ee Somaliland kaasi oo ay ku cambaaraynayeen Xukunka Xaqdarada ah ee lagula dul kufay Madaxda Wargeyska Hubaal. waana kan Suxufiga Ruug Cadaaga ah Yuusuf Cabdi Gaboobe oo ku hadlaya Magaca Suxufiyiinta Madaxa Bannaan ee Somaliland Related posts:Taliyaha Qaybta Bileyska Togdheer Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Dhagax Dhigay Rug Bilays Oo Ay Yeelan ... Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay In Ay Ku Daba Jirto Dadkii La Kulmay Labadii Qof Ee Laga Helay Ca... Madaxdhaqameedka Gobolka Gabiley Oo ka Hadlay Go,aankii Golaha Wasiirada Somaliland Ku Meelmariyeen ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|