Daawo Video: Haweenay Iyadoo Dhex Socota Cusbitaal Ku Yaala Shinaha Umushay Ama Ilmihii Dhulka U Soo Dhacayo Iyadoo Lagu Wado Qolka Dhalmada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo Video: Haweenay Iyadoo Dhex Socota Cusbitaal Ku Yaala Shinaha Umushay Ama Ilmihii Dhulka U Soo Dhacayo Iyadoo Lagu Wado Qolka Dhalmada
July 30, 2013 - Written by editor

Dhacdadan oo ah mid naxdin leh, haddana waxay haweenaydaasi ku heshay taageero badan oo ay u fidiyeen dadkii Shiinaha ahaa ee daawaday muuqaalkaas, waxaanu ka mid noqday Vedio-yada loogu daawashada badnaa saacadihii ugu danbeeyay

Beijing, (WJN/Agencies):- Wakaaladaha wararka Shiinaha ayaa shabakada Youtube ku baahiyay, muuqaal Fidiyow ah oo muujinaya, haweenay ku sugnayd cusbitaal ku yaala dalkaas, oo xili loo wado qol dhalmada iyadoo garbaha la hayo oo socota umushay ilmihii caloosheeda ku jiray.

 

Dhacdadan oo

ah mid naxdin leh, haddana waxay haweenaydaasi ku heshay taageero badan oo ay u fidiyeen dadkii Shiinaha ahaa ee daawaday muuqaalkaas, waxaanu ka mid noqday Vedio-yada loogu daawashada badnaa saacadihii ugu danbeeyay, muuqaalkan ayaa Kamaradaha ilaalada (CCTV), ee Cusbitaalku qaadeen.

 

WAJAALE NEWS OFFICE

 

DIYaariye : Wariye Wajaale Branch

COMMENTS
LINKS