|
||||||||
WAJAALE NEWS
Daawo Sawirada: Madaxweyne Siilanyo oo Caawa Xaflad U Qabtey Qurba Jooga Halkaana ka sheegay waxqabadkiisii Saddexda sano ee u dhamaaday Xukuumadiisa
July 29, 2013 - Written by editor
Hargeysa-(WJN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa caaw a ka qayb galay xaflada loo qabtay Qurba Joogta reer Somaliland ee Dalka ku
Hargeysa-(WJN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa caaw a ka qayb galay xaflada loo qabtay Qurba Joogta reer Somaliland ee Dalka ku sugan wakhti xaadirkan intooda badan oo caawa isugu yimid Hotel Mansor Hargeysa halkaas oo ay xog buuxda kaga bogteen Documenter laga sameeyey Waxqabadka Xukuumada mudadii ay jirtay ee saddexda sano ahayd.
Related posts:DAAWO:Professor Ahmed.I.Samatar Oo Markii Ugu Horaysay Si Cad Uga Jawaabay Inuu Tartanka Madaxtinimo... DAAWO;; Hees Cusub Oo Ka Hadlaysa Sixir Bararka “ Ka Danayso Mooyee , U Danee Ma Gartaan , Codka Fan... Safiirka Somaliland U Fadhiya Dalka Jabuuti Oo Shacab-Weynaha Reer Jabuuti Ku Hambalyeeyay Maalinti... COMMENTS
|
LINKS
|
|||||||
|