|
|||||
WAJAALE NEWS
WASIIRKA ARRIMAHA GUDAHA SOMALILAND CALI MAXAMED WARANCADDE OO SHEEGAY IN XILKA LOO DHIIBAY KA CULUSYAHAY XILALKA KALE.
June 30, 2013 - Written by Wariye:Hargaysa (wajaalenews) Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland, Cali Maxamed Warancadde, ayaa sheegay in xilka loo dhiibay uu ka culusyahay xilalka kale ee Wasaaradaha dawladda, sidaa daradeed uu u bahaan yahay in si gooniya loola shaqeeyo, isagoo arrintaas ka hadlaaya wuxuu yidhi.“Anigoo u mahad naqaaya Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxaan leeyahay xilka lay dhiibay waa mid ka culus xilalka kale, meeshi ugu khatar sanayd oo amnigeena ah ayaa lay dhiibay, alle kama dhigee haddii wax inagu yimadaan waa mid inawada samaynaaya. Markaa waxaan si gaara ugu baahanahay in layla shaqeeyo, dhammaantiin aad iskay garab taagtaan.”Hadalkan Wasiirka cusub ee Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland ka dhawaajiyay ayaa noqonaaya codsigii ugu horeeyay ee uu bulshada iyo dhammaan rer Somaliland u diro.Isha Ku Hay wajaalenews.com Related posts:“Sida Aan U Arko Qorshaha Madaxwayne Muuse Biixi Wax Kale Maaha Ee Waxa Ka Go’an In Aan Labadan Door... DAAWO;-Xildhibaano Katirsan Golaha Guurtida Oo Taageeray Go'aankii Maxkamada Sare Ku Laashay Xeerka... Xisbiga Wadani Oo ka Hadlay Gudoomiyaha Maxkamada sare Ee Soomaliya Loo Magacaabay Oo Ka Tirsanaa W... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|