|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiir Cukuse Oo Tacsi u Diray Xildhibaan Sisto Oo Aabihii Ku Geeriyooday Hargeysa
June 29, 2013 - Written by AuthorHargeysa (Wajaale News)- Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, wacyi-gelinta iyo dhaqanka Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) waxa uu tacsi u Dirayaa Xildhibaan Cabdicasiis Aadan Habane (SISTO) oo uu ka tacsiyadaynaayo geerida ku timid Aabbihii MARXUUM AADAN HABANE. Oo ku geeriyooday Hargeysa 28/06/2013. Sidoo kale wasiirku waxa uu tacsi taasi la mid ah u dirayaa Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Qoyskii uu ka baxay ALLE ha u naxariistee MARXUUMKU, isagoo wasiirku ILLAAHAY uga baryay MARXUUM-Ka inuu naxariistii janno ka waraabiyo Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Qoyskii uu ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo. IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
Related posts:Khilaaf U Dhexeeya Hay’adda WFP Iyo Xafiiska Raashinka U Qaabilsan Xukuumada Oo Meel Xasaasiya Maray... DAAWO Xildhibaan OBAMA Oo Wacad Ku Maray In Wakiilada Mooshin Laga Keenayo Cidii Ka Dambsaysay Ciida... Wasiirka Gaadiidka Iyo Horumarinta Waddooyinka Oo Daahfuray kulan Lagu Gorfeynayey Wacyi-gelinta Xee... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|