Taariikh Nololeedkii Khadiija Bintu Khuwaylad W/Q Xaawo-Farax Cismaan Jaamac | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taariikh Nololeedkii Khadiija Bintu Khuwaylad W/Q Xaawo-Farax Cismaan Jaamac
June 28, 2013 - Written by Author

u_103233d_2013-6-28-9-40-35f_sssKhadiija bintu khuwaylid waxay dhalatay sannadkii rasuulku dhashay ee caamul fiil kohor 15 sanno, iyada oo ka dhalatay qoys kamidaa qoysaska xiligaa ugu sharafta badan xag dhaqan iyo xag dhaqaalaba Khadiija (R.C)waxaa laguur saday iyada oo aad u da,yar oo ah 15 jir waxaana guur saday nin la odhan jiray Abaa haala binu saraar waxay udhashay gabadh la odhan jiray Hinda uuna geeri yooday kadibna waxaa guur saday ninkale oo la odhan jiray Cutayba binu Caabid balse Khadiija iyo Cutayba way kala tageen inkastoy Khadiija labadaa guur soomartay waxba iskama badalin han,qal taagii  horyaalkii ragii reer quray sheed,wanaageeda waxyaalaha saacidaayay waxaa kamid ahaa iya doo akhlaaqda wanaagsan iyosharafta saraysa kasoo dab qaadan jirtay inaadeer keed Waraqa binu Lowfal oo diimihii hore wax kayaqiin akhriyi jirrayna kutubtii hore, waxaa dhacday dhacdo yaable oo ahayd inay Khadiija habeen habeenada kamida inay ku riyootay tiiyoo iftiin aad uwayni soo galay gurigeedii kuna faa,fay qolkay jiiftay waxayna
ka soo booday hurdadii iyada oo layaaban iftiinka yaabka lahaa waxayna u dag dagtay dhanka inaadeer keed Waraqa oo uga warantay waxay aragtay wuxuu u sheegay haduu RABI urumeeyo inuu gurigeedu noqon doono guri nabi iftiin kuna  noqonaayo diinta nuurkeeda xiligaa ay u tagtay Khadiija uxuu akhri sanaayay saxiifad kamida kutub tii hore.  Waxaa kale oo dhacay yaab kale waxaa jiray inay kulan caadeed sanadkii mar ay iskugu imaan jireen xaramka iyagoo meeshii ku sheekay sanaaya ayaa waxaa u yimi nin yuhudi ah oo qaylinaya wuxuuna ku yidhi dumarka reer quray sheedoow  waxaa soo dhawaatay xilligii nabi cusub soo bixi lahaa tiinii awooda inay guursato ha guur sato runtii arintaas dhag,jalaq umay dhigin dumarkii kale laakiin Khadiija dareen keedii wax wayn baa,iska badalay waxa kale oo xusid mudan in,ay rasuulka (S.C.W) iyo Khadiija ay,iskaga dhawaayeen dhinac kale oo ah Cawaam binu Khuwaylid uu qabay Safiya bintu Cabdi  mudalib,

Lasoco qaybta 2aad

 Qalinkii Xaawa Farax Cismaan Jaamac

Xawafarax12@outlook.com

// <![CDATA[
Khadiija
bintu khuwaylid waxay dhalatay sannadkii rasuulku dhashay ee caamul
fiil kohor 15 sanno, iyada oo ka dhalatay qoys kamidaa qoysaska xiligaa
ugu sharafta badan xag dhaqan iyo xag dhaqaalaba Khadiija (R.C)waxaa
laguur saday iyada oo aad u da,yar oo ah 15 jir waxaana guur saday nin
la odhan jiray Abaa haala binu saraar waxay udhashay gabadh la odhan
jiray Hinda uuna geeri yooday kadibna waxaa guur saday ninkale oo la
odhan jiray Cutayba binu Caabid balse Khadiija iyo Cutayba way kala
tageen inkastoy Khadiija labadaa guur soomartay waxba iskama badalin
han,qal taagii  horyaalkii ragii
reer quray sheed,wanaageeda waxyaalaha saacidaayay waxaa kamid ahaa iya
doo akhlaaqda wanaagsan iyosharafta saraysa kasoo dab qaadan jirtay
inaadeer keed Waraqa binu Lowfal oo diimihii hore wax kayaqiin akhriyi
jirrayna kutubtii hore, waxaa dhacday dhacdo yaable oo ahayd inay
Khadiija habeen habeenada kamida inay ku riyootay tiiyoo iftiin aad
uwayni soo galay gurigeedii kuna faa,fay qolkay jiiftay waxayna
ka
soo booday hurdadii iyada oo layaaban iftiinka yaabka lahaa waxayna u
dag dagtay dhanka inaadeer keed Waraqa oo uga warantay waxay aragtay
wuxuu u sheegay haduu RABI urumeeyo inuu gurigeedu noqon doono guri nabi
iftiin kuna  noqonaayo diinta nuurkeeda xiligaa ay u tagtay Khadiija uxuu akhri sanaayay saxiifad kamida kutub tii hore.  Waxaa
kale oo dhacay yaab kale waxaa jiray inay kulan caadeed sanadkii mar ay
iskugu imaan jireen xaramka iyagoo meeshii ku sheekay sanaaya ayaa
waxaa u yimi nin yuhudi ah oo qaylinaya wuxuuna ku yidhi dumarka reer
quray sheedoow  waxaa soo
dhawaatay xilligii nabi cusub soo bixi lahaa tiinii awooda inay guursato
ha guur sato runtii arintaas dhag,jalaq umay dhigin dumarkii kale
laakiin Khadiija dareen keedii wax wayn baa,iska badalay waxa kale oo
xusid mudan in,ay rasuulka (S.C.W) iyo Khadiija ay,iskaga dhawaayeen
dhinac kale oo ah Cawaam binu Khuwaylid uu qabay Safiya bintu Cabdi  mudalib,

Lasoco qaybta 2aad

 Qalinkii Xaawa Farax Cismaan Jaamac

Xawafarax12@outlook.com
// ]]>

COMMENTS
LINKS